Qarax ka dhacay New York iyo Ninkii ka dambeeyay oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Qarax ayaa ka dhacay goob basaska laga raaco oo kutaala magaalada New York ee dalka Mareykanka, waxaana qaraxan dhaawacyo fudud kasoo gaareen ninkii ka dambeeyay iyo afar qof oo kale. Nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa ku qarxay goobta basaska laga raaco, waxaana qaraxan uu noqday mid fashilmay oon u dhicin sidii loo qorsheeyay … Continue reading Qarax ka dhacay New York iyo Ninkii ka dambeeyay oo la qabtay (Daawo Sawirada)